XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu xariifsanaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 09 Jan 2017 – Waxaa shalaytoole la ciyaaray todobaadkii 19-aad ee horyaalka Talyaaniga oo fasax kasoo noqday waxaana wada guulaystey dhamaanba kooxaha waawayn.

Kooxda Juventus oo sanadihii dambe u gacan bannaanayd horyaalka oo sidii hore si tartiib tariib ah ugasoo adkaanaya ayaa gaartey guusheedii 26-aad oo xiriir ah oo ay gurigeeda ku badiso taasoo ah rikoodh ku cusub Serie A.

Haddaba, aynu eegno xulka Serie A ee todobaadkan iyo sida uu u arko Dave Taylor oo wax ka qora.

Wojciech Szcezesny [Roma]

Lorenzo Tonelli [Napoli]

Federico Fazio [Roma]

Francesco Acerbi [Sassuolo]

Andrea Conti [Atalanta]

Remo Freuler [Atalanta]

Alejandro Gomez [Atalanta]

Ivan Perisic [Inter]

Miralem Pjanic [Juventus]

Ciro Immobile [Lazio]

Gonzalo Higuain [Juventus]

Xiddigaha xusidda mudan: Christian Puggioni [Sampdoria], Jakub Janko [Udinese], Manuel Locatelli [Milan], Carlos Bacca [Milan], Radja Nainggolan [Roma], Marco Festa [Crotone], Antonio Candreva [Inter].

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close