Isku aadka wareega 4-aad ee FA Cup-ka oo la sameeyay (Yeey ku aaday kooxdaada)

(London) 09 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ee FA ayaa sameeyay isku aadka wareega 4-aad ee koobka FA Cup-ka, waxaana ka soo baxay kulamo xiiso badan.

Manchester United ayaa marti qaadi doonta kooxda Wigan, halka Man City ay u safri doonto Crystal Palace iyo Bolton kooxdii soo adkaata.

Chelsea ayaa marti qaadi doonta kooxda Brentford, Liverpool iyo Plymouth kooxdii soo baxda ayaa la ciyaari doonta kooxda Wolves.

Arsenal ayaa u safri doonta Southampton iyo Norwich kooxdii soo adkaata, Tottenham ayaa dhankeeda marti qaadi doonta kooxda Wycombe.

Wayne Rooney and Michael Carrick kiss the FA Cup before lifting it

Isku aadka oo dhamaystiran:

Tottenham vs Wycombe

Derby vs Leicester

Oxford vs Newcastle/Birmingham

AFC Wimbledon/Sutton United vs Cambridge/Leeds

Plymouth/Liverpool vs Wolves

Southampton/Norwich vs Arsenal

incoln/Ipswich vs Brighton

Chelsea vs Brentford

Manchester United vs Wigan

Millwall vs Watford

Rochdale vs Huddersfield

Burnley/Sunderland vs Fleetwood/Bristol City

Blackburn vs Barnsley/Blackpool

Fulham vs Hull

Middlesbrough vs Accrington Stanley

Crystal Palace/Bolton vs Manchester City

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close