FIFA oo shaacisay shaxda kooxda ugu fiican aduunka

(Zurich) 09 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay shaxda kooxda ugu fiican aduunka ee sanadkii dhamaaday.

Horyaalka ingiriiska ayaan ka soo muuqan markale shaxda kooxda ugu fiican aduunka, waxaana ka sii horaysay inay ku qadeen shaxda kooxdii ugu fiicnayd yurub.

Horyaalka Spain ayaa ah kan ku leh ciyaartoyda ugu badan shaxda kooxda ugu fiican aduunka, halka Horyaalada Jarmalka iyo talyaanigu ay ku leeyihiin min hal.

Shaxda oo dhamaystiran:

Goolhaye: Neuer.

Daafac: Alves, Ramos, Pique, Marcelo.

Qad Dhexe: Modric, Kroos, Iniesta.

Weerar: Ronaldo, Messi, Suarez.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close