Day: January 9, 2017
-
England
Isku aadka wareega 4-aad ee FA Cup-ka oo la sameeyay (Yeey ku aaday kooxdaada)
(London) 09 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ee FA ayaa sameeyay isku aadka wareega 4-aad ee koobka FA Cup-ka, waxaana…
Read More » -
Aasiya
Mohd Faiz Subri oo ku guulaystay abaal marinta goolka ugu qurxoon sanadka (Muuqaal)
(Zurich) 09 Jan 2017 Laacibka reer Malaysia ee Mohd Faiz Subri ayaa ku guulaystay abaal marinta FIFA ee goolka ugu qurxoon sanadka.…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Ronaldo oo ku guulaystay laacibka ugu fiican aduunka ee FIFA
(Zurich) 09 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay laacibka ku guulaystay xiddiga ugu fiican aduunka ee sanadkii…
Read More » -
England
RASMI: Claudio Ranieri oo ku guulaystay tababaraha ugu fiican aduunka ee FIFA
(Zurich) 09 Jan 2017 FIFA oo bixinaysa abaal marinada sanadkii dhamaaday ee 2016 ayaa magacaawday tababaraha ugu fiican aduunka. Tababaraha kooxda…
Read More » -
Italy
FIFA oo shaacisay shaxda kooxda ugu fiican aduunka
(Zurich) 09 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay shaxda kooxda ugu fiican aduunka ee sanadkii dhamaaday. Horyaalka…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu xariifsanaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 09 Jan 2017 – Waxaa shalaytoole la ciyaaray todobaadkii 19-aad ee horyaalka Talyaaniga oo fasax kasoo noqday waxaana wada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAR CUSUB: Sino-Europe Sports oo amaah ku iibsanaysa AC Milan!
(Beijing) 09 Jan 2017 – Warar haatan soo baxaya yaa tibaaxaya in dallada Chinese-ka ah ee Sino-Europe Sports ay soo…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Abaalmarinta Laacibka Adduunka ee Best FIFA Football Awards – 2017 – LIVE
Best FIFA Football Awards – 2017 Best FIFA Football Awards – 2017 Best FIFA Football Awards – 2017 Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waa sidee xaaladda dhaawaca Ingazio Abate?
(Milano) 09 Jan 2017 – Waxaa xalay isagoo dhaawac ah ciyaarta ka baxay kabtan KMG ah ee kooxda AC Milan…
Read More » -
England
Maxkamad Swedish oo ganaax u jartay nin Ibrahimovic ku eedeeyay inuu daroogaysan jirey!
(Karlstad) 09 Jan 2017 – Madaxii hore ee diyaarinta jireed ee laacibiinta Sweden ee Ulf Karlsson, oo Zlatan Ibrahimovic ku…
Read More »