HOR DHAC: Chelsea Vs. Peterborough

chelsea-v-peterborough

(London0 08 Jan 2017. Chelsea waxa ay ciyaareysaaa markii ugu horreeysay tan iyo kulankii Tottenham ee laga badin 13 kulan kaddib.

Conte waxa uu is aragan FA Cup-ka uga faa’ideysan doonaa in uu nasiyo waa weynkiisa oo uu fursado siiyo keydleyda.

  Maxaa Blues ka cusub?

-Antonio Conte waxaa laga filayaa in uu xogaa is bedelo ah ku sameeyo kooxdii guul daradda 2-0 kala kulantay Tottenham

– Kurt Zouma waxa uu ka soo muuqan karaa safka kowaad ee Chelsea markii ugu horreeysay muddo 11 bilood ah

– Michy Batshuayi oo aan inta badan helin fursad ayaa ku soo bilaaban kara safka kowaad

– Marcos Alonso, Hazard iyo Costa in  la nasiyo u badi

RAAD RAAC

-Peterborough sideedii kulan ee u dambeeyey FA Cup-ka lagama badin

SAFAFKA LA FILI KARO

nnnnnn

Gegida: Stamford Bridge

Saacadda Geeska Africa: 9Pm

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close