Day: January 8, 2017
-
Horyaallada
LA LIGA: Barcelona oo barbaro kala soo kulantay kooxda Villarreal oo ay booqatay, iyadoo Messi uu guuldarro ka badbaadiyey Barca … + SAWIRRO
(Villarreal) 09 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa barbaro 1-1 kala soo kulantay naadiga Villarreal oo ay booqatay…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Juventus oo dheereysatay hoggaanka horyaalka, kaddib markii ay xaaqday kooxda Bologna, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Higuain… + SAWIRRO
(Turin) 09 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa dheereysatay hoggaanka horyaalka Serie A ee Waddanka Talyaaniga, kaddib markii ay…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: AC Milan oo gool madi ah ku martay kooxda Cagliari… + SAWIRRO
(Milano) 08 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa guul ka gaartay naadiga Cagliari oo marti u ahayd…
Read More » -
France
Julian Draxler oo goolkiisii ugu horreeyey u dhaliyey kooxdiisa cusub ee PSG
(Paris) 08 Janaayo 2017 – Saxiixa cusub ee kooxda Faransiiska PSG Julian Draxler ayaa kooxdiisa cusub u dhaliyey goolkiisii ugu…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii ay Chelsea ka gaartay kooxda Peterborough United ee FA Cup
(London) 08 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Chelsea oo kaarka cas laga qaatay ayaa guul wayn ka gaartay Peterborough…
Read More » -
England
Arsenal oo laga soo diiday dalab 50-milyan ah
(London) 08 Jan 2017. Arsenal ayaa dooneysa inay kooxda ku soo biiriso weeraryahan cusub iyadoo ay jirto in Olivier Giroud…
Read More » -
England
10 ciyaaryahan oo Chelsea ah oo guul ka gaartay kooxda Peterborough United, una soo gudbay wareegga 4-aad ee FA Cup…+ SAWIRRO
(London) 08 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Chelsea oo kaarka cas laga qaatay ayaa guul wayn ka gaartay Peterborough…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo rajeynaysa inay Lionel Messi la soo wareegto suuqa xagaaga
(Milano) 08 Jan 2017. Inter Milan ayaa bartilmaameedkeeda koowaad ee suuqa xagaaga ka dhiganeysa Lionel Messi iyadoona rajeynaysa inay hesho…
Read More » -
England
Liverpool oo lagu qasbay inay kulan ku celis ah FA Cup la soo ciyaaraan kooxda Plymouth Argyle, markii ay barbaro ku galeen garoonka Anfield… +SAWIRRO
(Liverpool) 08 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul kaga gaari waysay naadiga yar ee Plymouth…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Inter Milan oo guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Udinese, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Ivan Perisic… + SAWIRRO
(Udine) 08 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa guul ay u dagaalantay kasoo gaartay Udinese oo ay booqatay,…
Read More »