HOR DHAC: Preston Vs. Arsenal

preston-vs-arsenal-fa-cup-match-preview-and-prediction-7th-january-2017

(London) 07 Jan 2017. Gunners waxa ay booqan  doontaa Preston kulan ka tirsan FA Cup-ka.

Dhinaca Wenger oo dhaawacyo badan hareeyeen ayaa filaya in ay dib dhabihii guulaha ugu soo laabtaan.

Maxaa ka cusub Arsenal?

-Arsenal dhaawacyo badan ayey la tacaaleysaa kahor kulankan FA Cup-ka

-Mezut Ozil oo seegay saddexdii kulan ee ugu dambeeyey ayaa hada uun soo laabtay walina diyaar uma muuqdo in uu yahay

– Francis Coquelin and Laurent Koscielny dhaawacyo ku soo gaareen kulankii ugu dambeeyey midkoodna lama filayo in uu dheelo

-Hector Bellarin isna jug yar ayaa soo gaartay kulankii Bournemouth

– Kieran Gibbs isna waa dhaawacan yahay taas oo ka dhigan in Nacho Monreal uu dambeedka biddix ka sii dheeli doono

– Santi Cazorla and Mohamed Elneny midkoodna ma dheeli doono waxaase ku soo bilaaban doonaa Aaron Ramsey iyo Granit Xhaka.

-Danny Welbeck tababbarka buuxa ayuu ku soo laabtay balsi wali lama filayo in uu ku soo bilowdo

RAAD RAAC:

-Arsenal afatii kulan ee ugu dambeyey kulan ayey badisay, laba waa laga badiyey midna bar bar dhac\

SAFAFKA LA FILI KARO

gunners

Gegida:  Deepdale

Saacadda Geeska Africa: 8:30Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close