Day: January 7, 2017
-
England
Arsenal oo guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Preston North End, una soo gudubtay wareega 4-aad ee FA Cup…+ SAWIRRO
(Preston) 07 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul soo laabasho ah 2-1 kaga soo gaartay naadiga Preston…
Read More » -
Spain
“Waan ku faraxsanahay inaan soo taabto shabaqa Granada” – Karim Benzema
(Madrid) 07 Jan 2017 Weerar yahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay inuu soo taabto…
Read More » -
Germany
Arjen Robben oo aan iska fogayn u dhaqaaqida horyaalka Shiinaha
(Munich) 07 Jan 2017 Laacibka reer Holland ee Arjen Robben ayaa diiday inuu iska fogeeyo u dhaqaaqida horyaalka Shiinaha oo lacag badan…
Read More » -
Spain
“Waa uu ka qiimo badanyahay 4-Ballon d’Or” – Zidane oo amaan huwiyay Cristiano Ronaldo
(Madrid) 07 Jan 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa amaan huwiyay laacibka kooxdiisa ee Cristiano Ronaldo. Laacibka reer Portugal…
Read More » -
England
Mamadou Sakho oo looga gacan haatinayo isla Premier League
(Liverpool) 07 Jan 2017 Kooxda Southampton ayaa doonaysa daafaca kooxda Liverpool ee Mamadou Sakho kaas oo aan boos joogto ah ka haysan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MUUQAAL: Bal daawo tan qabsatay Wayne Rooney kulankii dhawaa ee Reading…(Mid u ciyaari jiray Man City ayaa u diiday Maaliyadiisa)
(England) 07 Jan 2016. Maalinka mid u wacan ayuu ahaa Wayne Rooney oo kooxdiisa ayaa u gudubtay wareega afaraad ee…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii ay Man United ka gaartay kooxda Reading ee FA Cup
(Manchester) 07 Janaayo 2017 – Kooxda Manchester United ayaa mininkeeda Old Trafford maraqa uga cabtay Reading oo soo booqatay,…
Read More » -
Germany
Lewandowski oo iska diiday fursad uu ku noqon karay xidigga ugu mushaarka badan dunida!
(Munich), 07 Jan 2017 –Cezary Kucharski, Wakiilka Xidigga kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa shaaca ka qaaday in uu dalab…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo barbareysay kooxda Barcelona, Cristiano Ronaldo oo ka sare maray Messi iyo RIKOODHADII kale ee laga diiwaan galiyey guushii ay Los Blancos ka gaartay Granada
(Madrid) 07 Janaayo 2017 – Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu si xun ugu xaaqday kooxda Granada, iyadoo soo ceshatay…
Read More » -
Italy
Valencia oo ku soo biirtay kooxaha doonaya Patrice Evra
(Turin), 07 Jan 2017 –Kooxda Kubadda Cagta Valencia ee Waddanka Spain ayaa ku soo biirtay loollanka loogu jiro Daafaca dambe…
Read More »