Day: January 6, 2017
-
Bannaanka Garoonka
RASMI: FIFA oo soo bandhigtay Naqshadda abaal-marinta cusub ee la guddoonsiin doono laacibka ugu fiican Adduunka… + SAWIRRO
(World) 06 Janaayo 2017 – Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa soo bandhigay Naqshadda Koob cusub oo la guddoonsiin…
Read More » -
England
Adam Lallana oo ku guulaystay abaal-marinta xiddiga bisha ee kooxda Liverpool + Sawirro
(Liverpool) 06 Janaayo 2017 – Adam Lallana ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa kooxda Liverpool bishii December ee aynu…
Read More » -
England
Rooney iyo Romero oo ku bilaaban doona safka hore ee Man United kulanka berri ee FA Cup
(Manchester) 06 Janaayo 2017 – Tababaraha Manchester United ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in Wayne Rooney uu ku bilaaban doono…
Read More » -
England
Ciyaaryahannada u sharraxan abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa bishii December ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 06 Janaayo 2017 – Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta Laacibka ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii dhammaatay ee December ayaa…
Read More » -
Horyaallada
Liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kulanka Granada oo la shaaciyey… (Cristiano Ronaldo oo dib ugu soo laabtay)
(Madrid) 06 Janaayo 2017 – Maareeyaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kooxdiisa…
Read More » -
England
CAJIIB: Dele Alli oo Shiinaha laga soo dalbaday 1 Milyan oo Dollarna qaado la yiri Isbuucii!
(London), 06 Jan 2017 –Xiddig yaraha kooxda Tottenham iyo xulka Ingiriiska, Dele ALli ayaa noqonaya laacibkii ugu dambeeyay ee…
Read More » -
England
Macallimiinta u sharraxan abaal-marinta tababarihii ugu fiicnaa bishii December ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 06 Janaayo 2017 – Maamulka horyaalka Premier League ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey liiska tababareyaasha u sharraxan abaal-marinta…
Read More » -
England
Wiilka Soomaaliyeed ee Mo Farah oo booqday xarunta tababarka kooxda Arsenal… + SAWIRRO
(London) 06 Janaayo 2017 – Wiilka u dhashay dalka Soomaaliya ee Maxamed Faarax balse heysta dhalashada dalka Ingiriiska loona garanayo…
Read More » -
England
Morgan Schneiderlin oo u sheegay Man United inuu doonayo inuu ku biiro kooxda…
(Manchester) 06 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Everton ayaa ku dhow inay £22 milyan kula wareegto laacibka khadka dhexe…
Read More » -
England
Philippe Coutinho oo aan diyaar u ahayn inuu dib ugu soo laabto kooxdiisa Liverpool kulanka Axadda ee FA Cup
(Liverpool) 06 Janaayo 2017 – Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in Philippe Coutinho uu ku…
Read More »