Waa kuwee 10-kii saxiix ee ugu fiicnaa ee la sameeyo bishan oo kale suuqa kala iibsiga ciyaartoyda?+SAWIRRO

10

(Europe) 05 Jan 2017. Waxaa furan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee bisha Janaayo oo xirmi doona 31-da bisha.

Inkastoo kooxaha badankooda aysan jeclayn suuqa waqtigan misane waqtiyadan oo kale waxaa la sameeyay saxiixyo waa wayn.

UEFA ayaa soo xulatay 10-kii saxiix ee ugu wacnaa bishan oo kale suuqa, waxaana ka mid ah daafaca Real Madrid Marcelo, midka Atletico Madrid Juanfran,  xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Rakitic oo kolkaa ku biirayay Sevilla, Luis Suarez, Vidic, Matic iyo…

SAWIRRO:

Ivan Rakitic

Schalke to Sevilla (2011): €3m

Ivan Rakitic

Juanfran Torres

Osasuna – Atletico (2011): €4m

Juanfran Torres

Luis Suarez

Ajax – Liverpool (2011): €27m

Luis Suarez

Marcelo

Fluminense – Real Madrid (2007): €6.5m

Marcelo

Klaas-Jan Huntelaar

Heerenveen – Ajaz (2006): €9m

Klaas-Jan Huntelaar

Nemanja Matić

Benfica – Chelsea (2001): €5m

Nemanja Matić

Andrea Barzagli

Wolfsburg – Juventus (2011): €300k

Andrea Barzagli

Dejan Stanković

Lazio – Inter (2004): €4m

Dejan Stanković

Jaap Stam

PSV – Man United (1996): €17m

Jaap Stam

Nemanja Vidić

Spartak Moscow – Man United (2006): €10.5

Nemanja Vidić

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close