UEFA oo shaacisay shaxda kooxda sanadka ee 2016

(Nyon) 05 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa shaaciyay kooxdii ugu fiicnayd sanadkii dhamaaday qaarada yurub ee 2016.

Horyaalka ingiriiska ayaa wali ku dhibtoonaya in ciyaartoydiisu ay ka soo muuqdaan shaxda sanadka ee qaarada yurub, kumana jiro hal laacib oo ka ciyaara Premier League.

La Liga ayaa ku leh 8 laacib, Horyaalka talyaaniga ayaa ku leh 2-laacib halka horyaalka Jarmaku uu ku leeyahay kaliya hal laacib.

Shaxda oo dhamaystiran:

Goolhaye: Buffon (Juventus).

Daafac: Boateng (Munich), Pique (Barcelona), Ramos (Real), Bonucci (Juventus).

Qad Dhexe: Modric (Real), Kroos (Real), Iniesta (Barcelona).

Weerar: Messi (Barcelona), Griezmann (Atletico), Ronaldo (Real).

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close