KARTUUNKA MAANTA: Dele Alli oo taayarada ka bajiyay Chelsea

  de

(London) 05 Jan 2017. Warsidaha Goal ayaa Kartuun ka sameeyay sheekadii xalay ee guul daradii Chelsea ka soo gaartay Tottenham.

Blues ayaa maanka ku heysay inay gaarto guusheedii 14-aad oo xiriir ah Premier League si ay Rikoodh cusub u dhigto balse Dele Alli ayaa ka hor istaagay oo labo gool ka dhaliyay.

Goal ayaa Kartuun ka sameysay oo soo dhigtay Alli oo taayarada ka bujinaya baabuurkii Blues ee xawaaraha ku socday.

EEG KARTUUNKA:

Cartoon Dele Alli Chelsea

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close