Day: January 5, 2017
-
England
Zlatan Ibrahimovic oo Mkhitaryan iyo Pogba ku garaacay laacibka bisha ee Man United
(Manchester) 05 Jan 2017 Weerar yahanka reer Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa ku garaacay qaar kamid ah ciyaartoyda kooxdiisa laacibka bisha…
Read More » -
England
Southampton oo xaqiijisay in kabtan Jose Fonte uu waydiistay in la fasaxo (Ogoow kooxaha doonaya)
(Southampton) 05 Jan 2017 Kooxda Southampton ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in kabtankooda reer Portugal ee José Fonte uu kooxda waydiistay…
Read More » -
Italy
UEFA oo shaacisay shaxda kooxda sanadka ee 2016
(Nyon) 05 Jan 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa shaaciyay kooxdii ugu fiicnayd sanadkii dhamaaday qaarada yurub ee 2016.…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo ku soo laabtay tababarka kooxda Arsenal
(London) 05 Janaayo 2017 – Mesut Ozil ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Arsenal, kaddib markii uu ka soo…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Everton oo xaqiijisay saxiixa Ademola Lookman… + SAWIRRO
(Liverpool) 05 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Everton ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa Ademola Lookman, kaasoo ay beeca…
Read More » -
Italy
Juventus oo ka jawaabtay dalabkii Real Madrid ee Paulo Dybala
(Torino) 05 Jan 2017 Kooxda Juventus ayaa ka jawaabtay dalabka Real Madrid ee la sheegay inay ku doonayso weerar yahankooda Paulo Dybala.…
Read More » -
England
Wenger oo ka dayriyay soo laabashada Santi Cazorla
(London) 05 Jan 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka dayriyay soo laabashada laacibkiisa qadka dhexe ee Santi Cazorla.…
Read More » -
England
KARTUUNKA MAANTA: Dele Alli oo taayarada ka bajiyay Chelsea
(London) 05 Jan 2017. Warsidaha Goal ayaa Kartuun ka sameeyay sheekadii xalay ee guul daradii Chelsea ka soo gaartay…
Read More » -
Soomaaliya
Maamulka gobolka Banaadir oo gacan ka geysanaya xaalada caafimaad goolhaye Axmed Cabdala
(Muqdisho) 5 Jan 2017.Goolhayihii qaranka Soomaaliya iyo kooxaha Elman iyo Jeenyo Axmed Cabdalle ayaa ku xanuunsanaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.…
Read More »