RASMI: Ciyaaryahan Juan Iturbe oo ku biiray kooxda Torino

c1voezxxeaa5wuw

(Turin), 04 Jan  2017   –Kooxda Kubadda Cagta Torino ee Talyaaniga ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay si amaah ah ku soo qaadatay Laacibkii Khadka Dhexe/Weerarka ee kooxda Roma, Juan Iturbe.

Waa xidiggii labaad ee ay la soo wareegto Torino iyadoo sidoo kale dhameystirtay heshiiska Ciyaaryaan Iago Falque oo isna isla Roma u dheelayay.

Iturbe ayaa heshiiskiisa lagu burburin karaa 12.5 Milyan oo Euro, halka Falque uu isaga dhan joogo 6 Milyan oo Euro.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close