Adebayor oo isagoo 6 bilood koox la’aan ah loo soo xushay xulka Qaranka Togo ee K/Qarammada Afrika

f10c4

(Lomé), 04 Jan 2017   –Tababare Claude Le Roy ayaa ayaa go’aansaday in uu xulka Togo u soo xusho Weeraryahan Emmanuel Adebayor oo koox la’aan ahaa muddo 6 bilood ah isagoo qayb ka noqon doona ciyaartoyda xulka dalkiisa uga qayb galaya Koobka Qarammada Afrika 2017.

Adebayor ayaa la’ koox uu u ciyaaro tan iyo markii ay fasaxday kooxda Crystal Palace ee waddanka Ingiriiska bartamihii sanadkii la soo dhaafay xilligaas oo uu dhammaaday qandaraaskii uu kula joogay.

23 CIYAARTOOY EE TOGO UGA QAYB GALAYA KOOBKA AFRIKA:

GOOLHAYEYAASHA : Agassa (sans club), Tchagouni (FC Marmande), C. Mensah (Le Mans).
DAAFACYADA : Akakpo (Trabzonspor/ TUR), Ouro-Akoriko (Al Khaleej/ ARS), Djene Dakonam (Saint-Trond/ BEL), Mamah (Dacia/ MOL), Kouloun (Dyto), Ouro-Sama (AS Togo Port), Bossou (Young Africans/ TAN)
KH/DHEXE : Romao (Olympiakos/ GRE), M. Dossevi (Standard Liège/ BEL), F. Ayité (Fulham/ ANG), Eninful (Doxa/ CHY), Atakora (Helsingborgs/ SUE), Segbefia (Goztepe/ TUR), Bebou (Fortuna Dusseldorf/ ALL), Atchou (Dyto), Gakpé (Genoa/ ITA)
WEERARKA : Adebayor (sans club), Laba (Berkane/ MAR), Agbeniadan (WAFA/ GHA), Boukari (Châteauroux).

Koobka Q/Afrika 2017 ayaa furmi doona 14 Bishan Janaayo, iyadoo lagu qaban dooo Gabon, waxaana la soo gunaanadi doonaa 05 Febraayo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close