Day: January 4, 2017
-
Spain
Real Madrid oo garaacday kooxda Sevilla, James Rodriguez oo labo jeer shabaqa gaaray iyo macallin Zidane oo guul ugu dabaal dagay sanad guurada shaqadiisa Madrid… + SAWIRRO
(Madrid) 02 Janaayo 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul 3-0 garoonkeeda Santiago Bernabeu kaga gaartay naadiga Sevilla,…
Read More » -
England
EPL: Tottenham oo guul ka gaartay kooxda Chelsea soona degtay kaalinta saddexaad ee horyaalka, Blues oo laga horjoogsaday guulihii xiriirka ahaa, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Dele Alli… + SAWIRRO
(London) 05 Janaayo 2017 – Kooxda Tottenham Hotspur ayaa guul ka gaartay naadiga Chelsea oo ay soo dhowaysay kulan ka…
Read More » -
England
Wenger oo xaqiijiyay in kooxdiisu ay dhamaystirtay saxiixa Cohen Bramall
(London) 04 Jan 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu ay dhamaystirtay saxiixa daafaca kooxda Hednesford ee Cohen…
Read More » -
Italy
Real Madrid oo diyaarinaysa dalab wayn oo ay ka gudbiso Paulo Dybala
(Madrid) 04 Jan 2017 Kooxda Real Madrid ayaa diyaarinaysa dalab wayn oo ay ka gudbiso weerar yahanka reer Argentina ee Paulo Dybala.…
Read More » -
England
FA-ga oo soo diiday racfaankii City ay ka qaadatay casaankii Fernandinho, imisa kulan ayuu maqnaan doonaa?
(Manchester) 04 Jan 2017 Kooxda Manchester City ayaa la kulmaysa dhabar jab wayn kadib markii la soo diiday racfaankii kooxdu ay…
Read More » -
Champ' League
“Inter kama rajo dhigin u soo bixida Champions League” – Joao Mario
(Milan) 04 Jan 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Inter Milan Joao Mario ayaa sheegay in kooxdiisu aysan ka rajo dhigin u…
Read More » -
England
West Ham oo ku guulaysatay racfaankii ay ka qaadatay casaankii lootaagay Feghouli kulankii Man United
(London) 04 Jan 2017 Kooxda West Ham United ayaa ku guulaysatay racfaankii ay ka qaadatay casaankii tooska ahaa ee loo taagay…
Read More » -
Wararka
WAR SHIINOOW XAGGEE KU SOCOTAAN: Shiinaha oo mushaar Khiyaali ah u soo bandhigay Aubameyang
(Beijing), 04 Jan 2017 –Pierre-Emerick Aubameyang oo Weerarka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jarmalka ayaa noqonaya laacibkii…
Read More » -
Afrika
Adebayor oo isagoo 6 bilood koox la’aan ah loo soo xushay xulka Qaranka Togo ee K/Qarammada Afrika
(Lomé), 04 Jan 2017 –Tababare Claude Le Roy ayaa ayaa go’aansaday in uu xulka Togo u soo xusho Weeraryahan…
Read More » -
England
Tababare Carlo Ancelotti oo ka hadlay wararka Arturo Vidal la xiriirinaya Chelsea
(Munich) 04 Jan 2017. Macallinka Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay wararka xiddigiisa qadka dhexe ee Arturo Vidal la…
Read More »