Waa kuwee 10-ka xiddig ee kubbadda cagta ee loogu raadinta badnaa barta Google sanadkii tagay ee 2016?

top

(Yurub) 03 Janaayo 2017 – Waxaa la soo saaray 10-ka ciyaaryahan ee kubadda cagta dheela kuwaasoo magacooda inta ugu badan lagu raadiyey barta Google sanadkii dhammaaday ee 2016.

Xiddiga ugu qaalisan kubadda cagta ee Manchester United ka tiran Paul Pogba ayaa noqday ciyaaryahanka magaciisa loogu raadinta badnaa barta Google sanadkii dhammaaday ee 2016.

Haddaba halkaan hoose ka eeg 10-ka ciyaaryahan ee loogu raadinta badnaa barta Google sanadkii tagay ee 2016:-

1- Paul Pogba (Manchester United)

2- Jamie Vardy (Leicester City)

3- Will Grigg (Wigan Athletic)

4- Antoine Griezmann (Atlético Madrid)

5- Alex Teixeira (Jiangsu Suning)

6- Marcus Rashford (Manchester United)

7- Shkodran Mustafi (Arsenal)

8- Luís Nani (Valencia CF)

9- Dimitri Payet (West Ham United)

10- Riyad Mahrez (Leicester City)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close