Siduu u muuqanayaa safka PSG marka lagu daro xiddigeeda cusub ee Julian Draxler….(Midee ku leh 3-dan SHAX???)

c1lvrfxviaagzi9

(Paris) 03 Jan 2017. Warsidaha Goal ayaa qallinka u qaatay oo 3-shax oo kala duwan ka sameeyay marka safka PSG lagu daro xiddigeeda cusub ee Julian Draxler.

Xiddiga reer Germany ayaa ugu biiray kooxda reer France heshiis ku kacay 30-milyan oo bound isagoo u saxiixay qandaraas ku eg ilaa 2021.

Haddaba sidee u muuqan kareysaa SHAXDA PSG marka safkeeda lagu daro xiddigan qadka dhexe ee weerarka:

1/

2/

3/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close