Day: January 3, 2017
-
England
EPL: Arsenal oo barbaro la soo gashay kooxda Bournemouth oo kaarka cas laga qaatay, kulan lix gool la iska dhaliyey… + SAWIRRO
(Bournemouth) 04 Janaayo 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa barbaro 3-3 la soo gashay naadiga AFC Bournemouth oo ay…
Read More » -
Ameerika
Felipe Melo oo ka tegay Inter dibna ugu laabtay Waddankiisa hooyo ee Brazil
(Milan), 03 Jan 2017 –Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee Felipe Melo ayaa ka tegay kooxda Inter, waxaana uu dib ugu laabtay…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo qiray inuu doonayo in Pepe uu sii joogo Real Madrid
(Madrid) 03 Jan 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa si cad u sheegay inuu doonayo in daafaca reer Portugal…
Read More » -
England
RASMI: Leicester City oo dhamaystirtay saxiixa Wilfred Ndidi
(Leicester) 03 Jan 2017 Kooxda Leicester City ayaa dhamaystirtay saxiixa 20 jirka reer Nigeria ee Wilfred Ndidi sida lagu shaaciyay Bogga rasmiga…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo si rasmi ah u seegi doona kulanka Sevilla
(Madrid) 03 Jan 2017 Wararka ka imaanaya Spain ayaa xaqiijinaya in Cristiano Ronaldo uu si lama filaan ah uga maqnaan doono kulanka…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Zenit iyo Tianjin Quanjian oo ka heshiiyay saxiixa Axel Witsel
(Saint Petersburg) 03 Jan 2017 Kooxda Zenit ee dalka ruushka ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis la gaartay kooxda…
Read More » -
Spain
Yaa ka danbeeyay in James Rodriguez uu go’aansado sii joogista Real Madrid?
(Madrid) 03 Jan 2017 Laacibka reer Colombia ee James Rodriguez ayaa go’aansaday inuu iska sii joogo kooxdiisa Real Madrid suuqa kala iibsiga…
Read More » -
Uncategorized1
Gabriel Jesus oo soo gaaray Manchester, waxa uu kooxdiisii hore u soo reebay farriin qalbi rux leh
(Manchester) 03 Jan 2016. Gabriel Jesus ayaa soo gaaray Manchester si uu ula midoobo Manchester City oo uga soo iibsatay Palmeiras…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Manchester United oo kulankii xalay ku weyday mid ka mida taageereyaasheeda
(Manchester) 03 Jan 2017. Taageere Manchester United ah ayaa geeriyooday kaddib markii uu sarajooga ka dhacay kulankii West Ham, kooxda Old…
Read More » -
Spain
Griezmann oo ka carooday su’aalaha la xiriira mustaqbalkiisa
(Madrid) 03 Dis 2016 Laacibka kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ayaa muujiyay sida uu uga caraysanyahay wararka isdaba jooga ah ee…
Read More »