Day: January 2, 2017
-
England
EPL: Man United oo guul ka soo gaartay West Ham United oo laga qaatay kaarka cas, xilli Mata iyo Ibrahimovic ay shabaqa soo taabteen… + SAWIRRO
(London) 20 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa gaartay guusheedii lixaad oo xiriir ah horyaalka Premier League,…
Read More » -
England
EPL: Liverpool oo barbaro kala kulantay kooxda Sunderland iyo kulamadii kale ee la ciyaaray horyaalka… + SAWIRRO
(Sunderland) 20 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa barbaro 2-2 kala kulantay Sunderland oo ay booqatay, waxaana Reds…
Read More » -
England
EPL: Manchester City oo iyadoo kaarka cas laga qaaday qeybtii hore guul ka gaartay kooxda Burnley… + SAWIRRO
(Manchester) 02 Janaayo 2017 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa iyadoo laga qaatay kaarka cas qeybtii hore ee ciyaarta…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Ryan Babel oo heshiis u saxiixay kooxda Besiktas
(Istanbul), 02 Jan 2017 –Kooxda Kubadda Cagta Besiktas ee Waddanka Turkiga ayaa la soo wareegtay laacibka garabka iyo weerarkaba…
Read More » -
England
Diego Costa oo qiray inuu ku dhawaa ka tagista Chelsea suuqii xaggaaga
(London) 02 Jan 2017 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Diego Costa ayaa qiray inuu ku dhawaa ka tagista kooxdiisa suuqii xaggaaga. Diego…
Read More » -
France
Draxler oo soo gaaray Faransiiska si uu tijaabada caafimaad ugu maro PSG
(Paris), 02 Jan 2017 –Laacibka Khadka dhexe ee Jarmalka Julian Draxler ayaa soo caga dhigtay garoonka Paris-Charles-de-Gaulle ee caasimadda Faransiiska…
Read More » -
Aasiya
Oscar oo si diirran loogu soo dhoweeyay kooxdiisa cusub ee Shanghai (waa imisa mushaarkiisa Isbuucii, Bishii iyo sanadkii?)
(Shanghai), 02 Jan 2017 –Laacibkii hore ee Khadka Dhexe ee kooxda Chelsea ee Ingiriiska Oscar ayaa saakay ka degay…
Read More » -
Italy
Roma oo ku dhaw saxiixa Jese Rodriguez
(Roma) 02 Jan 2017 Kooxda Roma ayaa ku dhaw dhamaystirka saxiixa laacibka kooxda PSG ee Jese Rodriguez kaas oo ku fashilmay la…
Read More » -
England
PSG oo mushaar qaali ah diyaar ula ah Alexis Sanchez
(Paris) 02 Jan 2017 Kooxda PSG ayaa hogaanka u haysa kooxaha doonaya saxiixa laacibka Arsenal ee Alexis Sanchez sida ay baahisay shabakada…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo wajahaysa dhibaato daafac ka hor kulanka Sevilla
(Madrid) 02 Jan 2017 Kooxda Real Madrid ayaa wajahaysa dhibaato daafac ka hor kulanka ay marti qaadi doonto arbacada kooxda Sevilla…
Read More »