Mourinho oo XAQIIJIYEY in Rooney seegi doono kulanka Boro

waynerooney-cropped_mxt77q0z5i961ftg4aspxi3tw

(Manchester) 30 Dis 2016. Weyne Rooney wuu seegi doonaa kulanka ay Manchester United gurigeeda ku soo dhaweyn doonto Middlesbrough sabtida.

Xiddigaha waxa uu ka soo kabanayaa dhaawac.

Kabtanka United waxa uu ka maqnaa kulankii Boxing Day-ga ay Red Devils ka badisay Sunderland kaddib markii tababbarka jug ku soo gaartay.

Mourinho waxa uu xaqiijiyey in aysan u muuqan Rooney uu soo laabta kulanka Boro.

“Wuu maqan yahay,” ayuu ku jawaabay mar la weydiiyey taam ahaanshaha Rooney, kahor inta uusan ku darin “Maya xaqiiqdii”. Mar la sii weydiiyey in uu cayimo xilliga uu soo laabanyo 31 jirka.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close