Man United oo wada noqotay shanta xiddig ee uu Owen Hargreaves u soo xushay SHAN DHINACLEYDIISA

(Manchester) 30 Dis 2016. Owen Hargreaves ayaa soo xushay shanta xiddig ee uu kula dheeli lahaa garoon shan ku gal ah.
Gabi’ahaanba shanta waxa uu ka soo xushay Manchester United.
Hargreaves, hore waxa uu ugu soo dheelay Bayern Munich balse United ayuu 2008 kula guuleystay Champions League-ga.
Gool FM.