Atletico oo door bideysa in Real iibsato De Gea…Maxaa wacay?

Manchester United v Sunderland - Premier League

(Manchester) 30 Dis 2016. Maareeyaha Atletico Madrid Miguel Angel Gil ayaa qiray in aysan dhib u arkeyn hadii ay Real Madrid iibsato David de Gea.

Taasi sida uu qabo waxa ay lacag soo galin doontaa kooxda Atletico Madrid.

Heshiiskii ay ku kala gateen Manchester United iyo Atletico Madrid De Gea ayaa lagu daray XEYB-DAAB GADASHO oo dhigaya in Atletico mustaqbalka lacag ka heeyso iibkiisa.

‘Xumaan dareemi mayo hadii ay Madrid iibsato De Gea,’ ayuu Marin u sheegay Onda Cero.

‘Waxaan door bidayaa in Real la soo saxiixato De Gea maxaa wacay waxaan ku leenahay boqolkiiba shan iibkiisa.’

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close