Day: December 30, 2016
-
Bannaanka Garoonka
Man United oo wada noqotay shanta xiddig ee uu Owen Hargreaves u soo xushay SHAN DHINACLEYDIISA
(Manchester) 30 Dis 2016. Owen Hargreaves ayaa soo xushay shanta xiddig ee uu kula dheeli lahaa garoon shan ku gal ah. Gabi’ahaanba…
Read More » -
Wararka
Atletico oo door bideysa in Real iibsato De Gea…Maxaa wacay?
(Manchester) 30 Dis 2016. Maareeyaha Atletico Madrid Miguel Angel Gil ayaa qiray in aysan dhib u arkeyn hadii ay Real Madrid…
Read More » -
Wararka
Coutinho oo dib ugu soo laabtay tababbarka Liverpool
(Liverpool) 30 Dis 2016. Coutinho ayaa dib ugu soo noqday tababbarka Liverpool kahor kulanka muhiimka ah ee ay uga hor imaanayaan…
Read More » -
Uncategorized1
Mourinho oo XAQIIJIYEY in Rooney seegi doono kulanka Boro
(Manchester) 30 Dis 2016. Weyne Rooney wuu seegi doonaa kulanka ay Manchester United gurigeeda ku soo dhaweyn doonto Middlesbrough sabtida. Xiddigaha…
Read More » -
England
CAJIIB: Guulihii uu gaaray N’golo Kante tan iyo 2015 haddii dhibco ahaan loo beddelo waxay ka sarreeyaan dhammaan kooxaha Ingiriiska
(London), 30 Dis 2016 –Haddii aan wax yar dhinaca xisaabta aadno Laacibka Khadka Dhexe ee kooxda Chelsea N’golo Kante…
Read More » -
England
RASMI: Jose Mourinho oo xaqiijiyey in kaliya hal ciyaaryahan oo ka tirsan Man United uu amaah ku baxayo bisha Janaayo
(Manchester) 30 Dis 2016 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in goolhayaha…
Read More » -
England
Zlatan Ibra “Messi waa nuuc gooni ah, umana malaynayo in aan arki doono laacib sidiisa oo kale ah”
(Manchester), 30 Dis 2016 –Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Ingiriiska Zlatan Ibrahimovic ayaa ammaanay dhaliyaha kooxda Barcelona ee Spain Lionel…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo dhaawacyo hor leh wajaheysa
(Madrid) 30 Dis 2016. Zidane ayaa wajahaya jah wareer cusub oo dhanka dhaawacyada kooxdiisa sanadka cusub ee 2017. Waxaa la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Ronaldo Wayne ayay xirfadiisu dabiici ahayd balse Cristiano Ronaldo…”. Ibrahimovic oo kala saaray labada Ronaldo
(Europe) 30 Dis 2016. Waa sax in Cristiano uu boos ka helay xiddigaha ugu fiican ee soo maray kubbada cagta…
Read More » -
Wararka
Lionel Messi oo loo doortay kubbad qaabeeyaha ugu fiican 2016…(Kaalintee ku jiraan Ozil iyo xarfaanta kale?)
(Europe) 30 Dis 2016. Xiriirka caalamiga ee taarikhda kubbada cagta iyo tiko-koobkeeda ee (IFFHS) ayaa soo saaray liiska kubbad qaabeeyayaasha…
Read More »