Wesley Sneijder oo iska diiday u dhaqaaqida horyaalka shiinaha

ويسلي شنايدر - جلطة سراي

(Istanbul) 29 Dis 2016 Laacibka reer Holland ee Wesley Sneijder ayaa iska diiday u dhaqaaqida horyaalka lacagta badan ee dalka shiinaha.

Wararka ka imaanaya turkiga ayaa sheegaya in qaar kamid ah kooxaha horyaalka shiinaha ay ku soo dalbadeen Wesley Sneijder aduun dhan 20 milyan Ginni.

Laakiin laacibkii hore ee Inter Milan iyo Real Madrid ayaa iska diiday dalabkaas, wuxuuna go’aansaday inuu iska sii joogo kooxd Galatasaray.

Image result for wesley sneijder

Wesley Sneijder ayaa u dhaliyay kooxdiisa Galatasaray 2-gool 15 kulan oo uu u saftay xiliciyaareed kan, wuxuuna waqti hore sheegay suurogalnimada uu kula sii joogi karo kooxdiisa ilaa uu ka fariisanayo kubadda cagta.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close