Neymar oo marka uu ka tago Barcelona qorsheynaya inuu ku biiro naadigan……

neymar

(Catalonia) 29 Dis 2016. Neymar ayaa daaha ka rogay kooxda uu qorsheynayo inuu ku biiro marka uu ka tago Barcelona.

Xiddiga waqtiga dheer bartilmaameedka u ahaa Man United ayaa sheegay inuu mar uun jeclaan lahaa inuu u ciyaaro naadiga Flamengo ee ka dhisan dalkiisa hooyo ee Brazil.

Neymar ayaa qiray inuu wada hadalo uu lacago qaali ah ugu soo wareegayo la yeeshay Red Devils bishii September ee 2015.

Neymar reveals the club he is desperate to join when he leaves Barcelona

Laakiin heshiis waqti dheer ayuu markii dambe u saxiixay kooxda ka arrimisa Camp Nou iyadoo qandaraaskiisa qeyb looga dhigay lacago qaali ah ilaa 210-milyan oo bound oo lagu bur burin karo heshiiskiisa Barca.

Yeelkeede, xiddiga reer Brazil ayaa mar uu hadlay kaddib markii uu ka qeyb qaatay kulan sama fal ah uu soo abaabulay Zico ayaa yiri:

“Sharaf wayn ayay ii noqon doontaa aniga inaan u ciyaaro Flamengo aana kula ciyaaro Maracana.

“Markasta ayaan ku ciyaari lahaa, waa koox aan jeclaan lahaa inaan u ciyaaro.”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close