Martial oo ka soo jawaabay wararka sheegaya in uu ka tagayo United

FBL-ENG-LCUP-MAN UTD-WEST HAM

(Manchester) 29 Dis 2016. Weeraryahanka Manchester United ayaa ka soo jawaabay wararka la’isla dhexmarayey ee ku saleysnaa in uu ka tagayo kooxda isaga oo Instagramkiisa soo dhigay calaamadda kooxda.

Waxaa jiray xan sheegeysay in 20 jirka uu bisha Janaayo United ka aadayo Sevilla.

Martial waxa uu ahaa dhalihii ugu sarreeyey United xilli ciyaareedkii hore (17 Gool).

Hase ahaatee, da’yarta waxa uu hoos uga dhacay xulasha Mourinho balse ugu baaqay in uu marayo dhabihii Henrikh Mkhitaryan  .

United doonimeyso in ay iibiso ama amah ku dirto Martial.

INSTAGRAM-KA UU SOO DHIGAY

martial

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close