Alexander Lacazette oo loo loo magacaabay xidigga sanadka ee kooxda Lyon

cuqe9jjwgaiiaxo

(Lyon), 29 Dis 2016   –Dhaliyaha kooxda kubadda Cagta Lyon ee waddanka Faransiiska Alexander Lacazette ayaa loo doortay xidigga sanadka 2016 ee kooxdiisa.

Wax la yaab ah ma ahan in Lacazette oo 28 gool ka dhaliyay Horyaalka Ligue 1 sanadkan 2016 loo magacaabo abaalmarintani qiimaha leh.

Lacazette oo 25 jir ah ayaa in ka badan 100 gool u dhaliyay kooxda Lyon waxaana uu rajaynayaa in uu jebiyo rikoorro badan inta uu la joogo kooxdiisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close