Day: December 27, 2016
-
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii soo laabashada ahayd oo ay Liverpool ka gaartay kooxda Stoke City ee Premier League
(Liverpool) 27 Dis 2016 – Liverpool ayaa guul soo laabasho 4-1 ah garoonkeeda Anfield kaga gaartay naadiga Stoke City, waxaana…
Read More » -
England
DEG DEG: Kooxda Swansea City oo cayrisay tababare Bob Bradley
(Swansea) 27 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Swansea City ayaa iska cayrisay tababaraheedii Bob Bradley, kaddib markii uu xilkaasi…
Read More » -
England
EPL: Liverpool oo dib ugu soo laabtay kaalinta labaad ee horyaalka, kaddib guul soo laabasho ah oo ay garoonkeeda Anfield kaga gaartay kooxda Stoke City… + SAWIRRO
(Liverpool) 27 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul soo laabasho 4-1 ah garoonkeeda Anfield kaga gaartay naadiga…
Read More » -
Spain
Xubnaha kooxda Barcelona oo doonaya in kooxdoodu ay soo qaadato Luka Modric
(Barcelona) 27 Dis 2016 Qaar kamid ah xubnaha kooxda Barcelona iyo taageerayaasha ayaa jecel in kooxdoodu ay soo qaadato laacibka…
Read More » -
Italy
Maxaa ka jira in Massimiliano Allegri uu katagayo Juventus dhamaadka xiliciyaareed kan?
(Torino) 27 Dis 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri loobadinayo inuu ka tago kooxdiisa…
Read More » -
England
Kieran Gibbs oo xiiso ka helaya mid kamid ah kooxaha ingiriiska
(London) 27 Dis 2016 Kooxda Crystal Palace ayaa xiisaynaysa saxiixa daafaca kooxda Arsenal ee Kieran Gibbs sida uu baahiyay wargayska The Sun.…
Read More » -
Spain
RASMI: Diego Simeone oo ku guuleystay abaal-marinta tababaraha sanadka
(Madrid) 27 Dis 2016 – Macallinka kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa markii ugu horreysay taariikhdiisa ku guuleystay abaal-marinta…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci oo xaqiijiyay inuu ku fikiray ka fariisiga kubadda cagta (Ogoow Sababta)
(Torino) 27 Dis 2016 Daafaca kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci ayaa qirtay inuu ku fikiray ka fariisiga kubadda cagta kadib cudur halis…
Read More » -
Italy
“Waan daraaseeyay Messi iyo Ronaldo si aysan ii qaldin” – Garsoore Nicola Rizzoli
(Dubai) 27 Dis 2016 Garsooraha caanka ah ee dalka talyaaniga Nicola Rizzoli ayaa ka hadlay waxa looga baahanyahay garsooraha si uu u…
Read More » -
England
Man City iyo Chelsea oo isku haysta saxiixa Steven N’Zonzi
(Manchester) 27 Dis 2016 Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa ku dagaalamaya saxiixa laacibka kooxda Sevilla ee Steven N’Zonzi sida ay baahisay…
Read More »