Sidee caawa u muuqaneysaa shaxda Chelsea, maadaama ay ka maqan yihiin Costa iyo Kante?

conte
(London) 26 Dis 2016. Chelsea oo maanka ku heysa inay sii wadato guulaheeda xiriirka ah ee Premier League ayaa caawa Stamford Bridge ku marti galin doonta Bournemouth xilli ay ka maqan yihiin Diego Costa iyo Kante oo ganaax jaalayaal ah ku maqan.

Haddaba waxaa lagu wadaa in boosaskooda ay kala dhexlaan Batshuayi iyo Cesc Fabregas.

EEG shaxda laga yaabo inay Blues la soo shir tagto caawa:


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close