Day: December 26, 2016
-
England
EPL: Man City oo guul ka soo gaartay kooxda Hull City kulankeeda koowaad ee Boxing Day, iyadoo soo degtay kaalinta labaad ee kala sarreynta horyaalka… + SAWIRRO
(Hull) 26 Dis 2016 – Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa guul kasoo gaaratay Hull City oo ay booqatay kulan…
Read More » -
England
Chelsea oo guul gaartay 12 kulan oo xiriir ah horyaalka, Eden Hazard oo 50 gool buuxsaday iyo RIKOODHADII kale ee laga diiwaan geliyey guushii ay Blues ka gaartay Bournemouth
(London) 26 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku garaacday naadiga Bournemouth kulan ka tirsan…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Arsenal oo guul soo daahday ka gaartay West Brom, iyadoo geesiga Gunners ee kulankan uu ahaa Olivier Giroud iyo kulamadii kale ee la ciyaaray horyaalka… + SAWIRRO
(London) 26 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul soo daahday xilli dambe ka gaartay naadiga West Brom…
Read More » -
England
EPL: Man United oo guul wayn ka gaartay kooxda Sunderland ee uu watay tababarahoodii hore, iyadoo kulankan uu bandhig cajiib ah sameeyey Ibrahimovic… + SAWIRRO
(Manchester) 26 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul wayn oo 3-1 ka gaartay naadiga Sunderland ee…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Chelsea oo dheereysatay hoggaanka horyaalka, kaddib guul wayn oo ay ka gaartay Bournemouth, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Pedro… + SAWIRRO
(London) 26 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa sii dheereysatay hoggaanka horyaalka Ingiriiska, kaddib markii ay 3-0 uga…
Read More » -
Spain
Lucas Vazquez oo kula taliyay James Rodriguez inuu iska joogo Real Madrid
(Madrid) 26 Dis 2016 Laacibka reer Spain ee Lucas Vazquez ayaa kula taliyay saaxiibkiis James Rodriguez inuu iska sii joogo kooxdiisa kadib…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo u ciyaaraya Arsenal kulankii 100-aad ee Premier League
(London) 26 Dis 2016 Kubadd abuuraha reer Jarmal ee Mesut Ozil ayaa caawa u ciyaaraya kooxdiisa Arsenal kulankiisii 100-aad ee Premier League.…
Read More » -
England
Leicester City oo u qaybinaysa taageerayaasheeda 30 kun oo ah wajiga Vardy si ay u muujiyaan inay ka xunyihiin ganaaxiisa
(Leicester) 26 Dis 2016 Milkiilayaasha kooxda Leicester City ayaa galabta u qaybinaya taageerayaasha kooxda wajiga Jamie Vardy si ay u…
Read More » -
England
Roberto Firmino oo seegi kara kulanka ay Liverpool la yeelaneyso Chelsea kaddib dacwad lagu soo oogay
(England) 26 Dis 2016. Dhaliyaha Liverpool Roberto Firmino ayaa dacwad lagu soo oogay kaddib markii uu kaxeeyay baabuurkiisa isagoo khamreysan.…
Read More » -
Spain
Barcelona oo dhibaato kala kulmaysa heshiis kordhinta Andres Iniesta
(Barcelona) 26 Dis 2016 Kooxda Barcelona ayaa dhibaato kala kulmaysa heshiis kordhinta laacibkeeda Andres Iniesta kaas oo qandaraaskiisu uu dhacayo 2018. AS…
Read More »