Zlatan Ibra wuxuu doonayaa in xujadaan loo furo!!

untitled

(Manchester), 25 Dis 2016  –Si uu uga qosliyo taageerayaashiisa 21 Milyan oo ruux ah ee boggiisa Instagram ayuu weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimovic waxa uu dabaal degga sanadka cusub oo maalmo tirsamaya ay naga xigaan ugu talo galay muuqaalkan hoose.

Ibra ayaa waxa uu dhex seexanayaa Barafka isagoo feera qaawan taas oo u muuqata muuqaal xujo ah oo uu doonayo in loo furo, waxaana durbadiiba daawaday Malaayiin qofood.

Gool FM

Dare to Zlatan

A video posted by IAmZlatan (@iamzlatanibrahimovic) on

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close