Kooxda ugu fiican 5-ta horyaal ee ugu waa wayn Yurub oo la soo saaray

kox

(Europe) 25 Dis 2016. Warsidaha Goal oo aalaaba isku howla howlahan oo kale ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd 5-ta horyaal ee ugu fiican qaarada Yurub maadaama la gaaray kala bar.

Horyaalka Premier League ayaa ku leh xiddigaha ugu badan, Serie A iyo Ligue 10-ka Faransiiska ayaa min laacib ku leh halka Bundesliga uu ku leeyahay labo laacib.

EEG SHAXDA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close