Day: December 25, 2016
-
Wararka
Zlatan Ibra wuxuu doonayaa in xujadaan loo furo!!
(Manchester), 25 Dis 2016 –Si uu uga qosliyo taageerayaashiisa 21 Milyan oo ruux ah ee boggiisa Instagram ayuu weeraryahanka Manchester…
Read More » -
England
Crouch “Mar baan hadda ka hor si fool ka fool ah ula kulmay Ronaldo de Lima, nasiib darro imaba uusan garanayn ruuxaan ahay!”
(London), 25 Dis 2016 –Laacibka kooxda Stoke City ee Ingiriiska Peter Crouch oo wareysi siiyay Wargeyska ‘Telegraph’ ayaa sheegay…
Read More » -
England
Chelsea oo si lama filaan ah ugu soo dhaqaaqeysa Joe Hart haddii uu Thibaut Courtois ka aado….
(London) 25 Dis 2016. Chelsea ayaa bartilmaameedkeed koowaad ka dhiganeysa goolhayaha reer England ee Joe Hart haddii ay Real Madrid…
Read More » -
France
Mourinho “Siduu Ibrahimovic uga tegay H/Faransiiska wuxuu noqday tartan furan oo la daawan karo”
(Manchester), 25 Dis 2016 –Tababaraha kooxda Manchester United ee waddanka Ingiriiska, Jose Mourinho ayaa aaminsan in ka tegitaankii Weeraryahan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Chelsea ayaa ku guuleysanaysa Premier League kal ciyaareedkan sida uu sheegayo Tiro-koobkan cusub ee la soo saaray
(London) 25 Dis 2016. Chelsea ayaa hogaanka Premier League ku heysa 6-dhibcood, laakiin howshu ma dhawa wadaduna waa dheertahay sidaas…
Read More » -
Italy
Juventus oo ka soo horjeesatay iibka Paulo Dybala kadib xiisihii uga yimid Real Madrid
(Torino) 25 Dis 2016 Kooxda Juventus ayaa ka soo hor jeesatay in weerar yahankeeda Paulo Dybala ay iibiso kadib xiisihii uga yimid…
Read More » -
Italy
Mohamed Salah oo sugaya in Yacine Brahimi uu kula soo biiro Roma
(Roma) 25 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Roma ee Mohamed Salah ayaa sugaya in kooxdiisu ay la soo wareegto weerar yahanka…
Read More » -
England
Lambarka laga yaabo inuu Victor Lindelof u qaato Man United oo daaha laga rogay
(Manchester) 25 Dis 2016. Daacafa reer Sweden ee naadiga Benfica Victor Lindelof ayaa lagu wadaa inuu noqdo saxiixa ugu horreeya…
Read More » -
England
Zlatan Ibrahimovic oo ku kacay fal uusan ku farxin Mourinho ka hor kulanka Sunderland
(Manchester) 25 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Manchester United ee Zlatan Ibrahimovic ayaa ku kacay fal uusan ku farxin tababarihiisa ka hor…
Read More » -
Wararka
Kooxda ugu fiican 5-ta horyaal ee ugu waa wayn Yurub oo la soo saaray
(Europe) 25 Dis 2016. Warsidaha Goal oo aalaaba isku howla howlahan oo kale ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd 5-ta…
Read More »