SAWIRRO: AC Milan oo dib ugu soo laabatay Magaalada Milano iyadoo wadata koobkeedii

(Milano) 24 Dis 2016. Naadiga AC Milan ayaa ka soo duushay magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo dib ugu soo laabatay Milan kaddib koobkii Supercoppa ay ka soo qaaday kooxda Juventus.

Milan oo xalay rigoore koobkan uga qaaday Marwada duqda ah ayaa waxay uga dhignayd inay markeedii 7-aad ku guuleysatay Super cup dalka Talyaaniga.

Haddaba Milan ayaa dib ugu soo laabatay magaalada ay ka dhisan tahay.

SAWIRRO:

c0chwv9wgaev5ba

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close