QOSOL iyo QARAAXO: Muuqaal laga sameeyay qaar ka mid ah xiddigaha ugu waa wayn iyo waxa ay hadiyad ahaanta u heleen ciida Gaalada!

ciida

(Europe) 24 Dis 2016. Waxaa la joogaa waqtiga fasaxa ciida gaalada iyadoo ay ciyaartoyda kubbada cagta ay bixinayaan hadiyado sidaa si la mid ahna ay helayaan hadiyado.

Haddaba bogga 90min ayaa qaar ka mid ah xiddigaha ugu waa wayn kubbada cagta ka sameeyay muuqaal maad leh iyo mid kasta waxa uu hadiyad ahaan u helay ciida Christmas.

Daawo adigaa qosli doonee:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close