Kooxda ugu fiican horyaalka Serie A ilaa iminka oo la soo saaray…(Milan oo midna ku lahayn)

 joo

(Italy) 24 Dis 2016. Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxda ugu fiican ilaa iminka kulamadii la soo ciyaaray horyaalka Serie A ee horyaalka Talyaaniga.

Milan oo kaalinta shanaad ku jirta ayaan midna ku lahayn shaxdan halka Inter Milan oo ku jirta todobaad ay hal laacib ku leedahay.

Juve oo hogaanka heysa ayaa ku leh xiddigaha ugu badan oo 5-laacib ayay ku leedahay halka AS Roma oo fadhisa labaad ay labo laacib ku leedahay kooxdan.

EEG SHAX:

jo

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close