Kooxda ugu fiican horyaalka Bundesliga ilaa iminka oo la soo saaray…. (Bayern Munich oo boosas badan ku leh)

bundesliga-team-of-the-year-2016-blank_1w1pw7khuol9b1s8dja5c5o7hl

(Munich) 24 Dis 2016 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxda ugu fiican ilaa iminka kulamadii la soo ciyaaray horyaalka Bundesliga ee dalka Jarmalka.

Kooxda hoggaanka u haysta horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ayaa shaxdan xiddigaha ugu badan ku leh, waxaana ay ku yeelatay 6 ciyaaryahan oo kala ah Hummels, Martinez, Alaba, Thiago, Alonso iyo Lewandowski.

Kooxaha Borussia Dortmund iyo RB Leipzig ayaa iyaguna shaxdan ku yeeshay min labo ciyaaryahan, waxaana Pierre-Emerick Aubameyang, Ousmane Dembélé, Timo Werner iyo Emil Forsberg.

SHAXDA HALKAAN HOOSE KA EEG:-

bundesliga-team-of-the-year-2016-complete_1fq2mwqok5sp21gl9m37h3fsaw

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close