Kaddib markii xalay kooxda AC Milan ay ku guuleystay Supercoppa Italiana… (Sidee loogu kala guuleystay koobkan tan iyo markii la bilaabay?)

920x1240

(Milano) 24 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa xalay ku guuleystay Supercoppa Italiana, kaddib markii ay rigooreyaal 4-3 kaga adkaatay Juventus kulan markii hore ku idlaaday barbaro 1-1, waana markii ugu horreysay oo ay koobkan kor u qaadaan Milan tan iyo sanadkii 2011.

Kooxda Milan ayaa sidaasi ku barbareysay Juventus dhanka hanashada koobankan, AC Milan ayaana xalay qaaday Supercoppa Italiana markeedii 7-aad, halka Juventus ay koobkan 7 jeer horay u qaadday.

Haddaba waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa sida loogu kala guuleystay koobkan tan iyo markii la bilaabay sanadkii 1988-kii:-

1988 – AC  Milan

1989 – Internazionale

1990 – Napoli

1991 – Sampdoria

1992 – Milan

1993 – Milan

1994 – Milan

1995 – Juventus

1996 – Fiorentina

1997 – Juventus

1998 – Lazio

1999 – Parma

2000 – Lazio

2001 – Roma

2002 – Juventus

2003 – Juventus

2004 – Milan

2005 – Juventus

2006 – Internazionale

2007 – Roma

2008 – Internazionale

2009 – Lazio

2010 – Internazionale

2011 – Milan

2012 – Juventus

2013 – Juventus

2014 –Napoli

2015 – Juventus

2016 – Milan

Halkaan hoose ka eeg koox waliba inta koob ay haysato, sanadihii ay qaadday iyo kuwii laga qaaday:-

Kooxda Inta jeer oo ay qaadday Inta jeer ee laga qaaday Sanadihii ay ku guuleysatay koobka Sanadihii koobka laga qaaday
Juventus
7
5
1995, 1997, 2002, 2003, 2012, 2013, 2015 1990, 1998, 2005, 2014, 2016
Milan
7
3
1988, 1992, 1993, 1994, 2004, 2011, 2016 1996, 1999, 2003
Internazionale
5
4
1989, 2005, 2006, 2008, 2010 2000, 2007, 2009, 2011
Lazio
3
3
1998, 2000, 2009 2004, 2013, 2015
Roma
2
4
2001, 2007 1991, 2006, 2008, 2010
Napoli
2
1
1990, 2014 2012
Sampdoria
1
3
1991 1988, 1989, 1994
Parma
1
3
1999 1992, 1995, 2002
Fiorentina
1
1
1996 2001
Torino
0
1
1993
Vicenza
0
1
1997
Total
29
29

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close