Ilkay Gundogan oo ka warbixiyey qallinkii lagu sameeyey

c0xsmw7xuaag6t4

(Manchester) 24 Dis 2016. Laacibka khadka dhexe ee Manchester City Ilkay Gundogan ayaa shaaca ka qaaday in qalliinkii lagu sameeyey uu guuleystay.

26 jirka waxa uu dhaawac ka soo gaaray kala goysyada jilibka kulankii ay 2-0 uga badiyeen Watford.

Hase  ahaatee, Gundogan waxa uu ku adkeystay in uu wanaagsan yahay soona laaban doono isaga oo sidan ka xoogan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close