Ciyaaryahan Lucas Moura oo guursaday iyo Kaka oo ka ciyaaray Xafladdii Arooska

11409

24 Dis 2016   –Xidigga garabka kaga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain ee Faransiiska Lucas Moura ayaa xaflad aqal gal ah ku dhigtay dalkiisa hooyo ee Brazil halkaas oo uu kula aqal galay gacalisadiisa Larissa Saad.

Ciyaartooy dhowr ah ayaa lagu casuumay xafladdaasi, waxaana ka mid ahaa; Marquinhos oo PSG ka tirsan, Kaka iyo Nene.

2 Janaayo ayaa la filayaa in Marquinhos iyo Caruus Lucas ay dib ugu soo laabtaan kooxda PSG ka hor safar ciyaareedka ay ku tegi doonaan waddanka Tunisia.

untitled

untitled

🎉 @lucasmoura7 @marquinhosm5 @kaka #CasamentoLucasMouraeLarissa

A video posted by FC Lucas Moura (@fc_lucasm) on

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close