Day: December 24, 2016
-
Ameerika
Ciyaaryahan Lucas Moura oo guursaday iyo Kaka oo ka ciyaaray Xafladdii Arooska
24 Dis 2016 –Xidigga garabka kaga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain ee Faransiiska Lucas Moura ayaa xaflad aqal gal ah…
Read More » -
Italy
Juventus oo ka hadashay dhaawaca Alex Sandro
(Torino) 24 Dis 2016 Kooxda Juventus ayaa ka hadashay dhaawaca daafacooda reer Brazil ee Alex Sandro kaas oo ku dhaawacmay kulankii…
Read More » -
England
Bayern Munich oo u muuqata mid Chelsea uga adkaatay saxiixa Niklas Sule
(Munich) 24 Dis 2016 Kooxda Bayern Munich ee dalka jarmalka ayaa u muuqata mid Chelsea uga adkaatay saxiixa Niklas Sule sida ay…
Read More » -
Germany
Kooxda ugu fiican horyaalka Bundesliga ilaa iminka oo la soo saaray…. (Bayern Munich oo boosas badan ku leh)
(Munich) 24 Dis 2016 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxda ugu fiican…
Read More » -
England
Sam Allardyce oo noqday tababarihii ugu horreeyey ee Premier League…
(London) 24 Dis 2016 – Kooxda Crystal Palace ayaa xaqiijisay dhowaan in Sam Allardyce ay ka dhigatay tababareheeda cusub, waxaana…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: AC Milan oo dib ugu soo laabatay Magaalada Milano iyadoo wadata koobkeedii
(Milano) 24 Dis 2016. Naadiga AC Milan ayaa ka soo duushay magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo dib ugu soo…
Read More » -
Italy
Kaddib markii xalay kooxda AC Milan ay ku guuleystay Supercoppa Italiana… (Sidee loogu kala guuleystay koobkan tan iyo markii la bilaabay?)
(Milano) 24 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa xalay ku guuleystay Supercoppa Italiana, kaddib markii ay rigooreyaal…
Read More » -
Italy
Zlatan Ibrahimovic oo AC Milan ugu soo hambalyeeyay Supercoppa oo ay xalay ka qaadeen Juventus
(Manchester) 24 Dis 2016. Zlatan Ibrahimovic ayaa hambalyo u soo diray kooxdiisii hore ee AC Milan kaddib markii ay xalay…
Read More » -
Italy
Kooxda ugu fiican horyaalka Serie A ilaa iminka oo la soo saaray…(Milan oo midna ku lahayn)
(Italy) 24 Dis 2016. Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxda ugu fiican ilaa iminka kulamadii…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ku dhaw saxiixa Joao Cancelo
(Barcelona) 24 Dis 2016 Kooxda Barcelona ayaa ku dhaw dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Valencia ee Joao Cancelo sida uu baahiyay wargayska Sport.…
Read More »