Day: December 23, 2016
-
Italy
AC Milan oo ku guulaysatay Super Cup-ka talyaaniga kadib markii ay garaacday Juventus + Sawirro
(Doha) 23 Dis 2016 Kooxda AC.Milan ayaa ku guulaysatay Super Cup-ka talyaaniga ee sanadkaan 2016, kadib markii ay gool ku…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Juventus vs AC Milan – LIVE + Shaxda sugan (Super Coppa Italianna)
Juventus: Buffon; Lichtsteiner, Rugani, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Marchisio, Sturaro; Pjanic; Higuain, Mandzukic Milan: Donnarumma; Abate, Paletta, Romagnoli, De Sciglio;…
Read More » -
England
Mourinho oo si cad u sheegay in Morgan Schneiderlin uu katagi karo Man United
(Manchester) 23 Dis 2016 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa si aan ganbasho lahayn u sheegay in Morgan Schneiderlin…
Read More » -
England
Arsenal oo silama filaan ah ugu dhaqaaqaysa saxiixa goolhayaha Sunderland ee Jordan Pickford
(London) 23 Dis 2016 Arsenal ayaa xiriir ku aadan saxiixa goolhaye Jordan Pickford la samaysay kooxda Sunderland si ay ula wareegto…
Read More » -
Italy
“Waxaan doonaynaa inaan ka daba dhawaano Juventus” – Luciano Spalletti
(Roma) 23 Dis 2016 Tababaraha kooxda Roma ee Luciano Spalletti ayaa ka hadlay guushii xalay kooxdiisu ay ka gaartay kooxda Chievo oo…
Read More » -
Spain
Isku aadka wareega 16-ka ee Copa del Rey oo la sameeyay (Barcelona iyo Real Madrid oo …)
(Madrid) 23 Dis 2016 Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka boqorka Spain, waxaana lakala ilaaliyay…
Read More » -
Aasiya
Oscar oo ku biiray liiska xiddigaha ugu qaalisan ee laga iibsado horyaalka Premier League
(London) 23 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay maanta in laacibkeeda reer Brazil…
Read More » -
England
Wenger oo xaqiijiyay in Danny Welbeck uu dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee Arsenal
(London) 23 Dis 2016 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in weerar yahankiisa Danny Welbeck uu dib ugu soo laabtay…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Conte maqnaashaha Costa iyo Kante ee kulanka Bournemouth?
(London) 23 Dis 2016 Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa ka hadlay maqnaashaha qaar kamid ah ciyaartoydiisa muhiimka ah ee…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Chelsea oo Oscar ka iibisay kooxda Shanghai
(London) 23 Dis 2016 Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay in laacibkeeda reer Brazil ee Oscar uu ku biiri…
Read More »