RASMI: Kooxda Paris Saint-Germain oo heshiis cusub ka saxiixatay kabtankeeda Thiago Silva

kabtan

(Paris) 22 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay heshiis cusub oo waqti dheer ka saxiixatay kabtankeeda Thiago Silva.

Difaaca reer Brazil ayaa heshiisan cusub oo uu qalinka ku duugay waxa uu garoonka Parc des Princes ku sii hayn doonaa ilaa 30 bisha June sanadka 2020.

Waxa uu heshiiskan soo gabagabayay wararkii suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee Thiago Silva la xiriirinayey kooxo waa wayn oo ka dhisan qaaradda Yurub, kuwaasoo ay hor boodaysay naadiga Juventus ee dalka Talyaaniga.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close