Mats Hummels oo sheegay sababta uu TINTA u soo midabeystay kulankii xalay…+SAWIRRO

ha

(Munich) 22 Dis 2016. Daafaca Bayern Munich Mats Hummels ayaa xalay soo midabeystay tinta kulankii ay 3-0 uga adkaadeen naadiga RasenBallsport Leipzig.

Guusha ayaa uga dhigan in Bayern ay saddex dhibcood oo nadiif ah uga qabatay hogaanka naadigii ay xalay ka adkaatay.

The Bayern defender later revealed it was because he lost a bet

Taageerayaasha ayaa la yaabay sida uu tinta ka soo dhigtay daafacooda Hummels kulankii xalay, balse dheesha kaddib ayuu sheegay sababta ku kaliftay.

Daaficii hore ee naadiga Dortmund ayaa ku sheegay sababta uu tinta u soo bidabeystay in looga guuleystay sharad dabaal degii waynaa ee ka dhacay Munich ee loo yaqaano Oktoberfest.

Hummels puts in a challenge in Bayern's 3-0 win over Leipzig

Mats Hummels ayaa intii lagu guda jiray dabaal degaa looga adkaaday ciyaarta loo yaqaano Skittles (sport) sidaa darteed uu tinta iminka u midabeystay maadaama sharad looga adkaaday.

Hoos ka eeg sawirka Skittles (sport).

Related image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close