SAWIRRO: Eric Bailly oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Manchester United

(Manchester) 21 Dis 2016 – Difaaca Manchester United ee Eric Bailly ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa, waxaana uu ka soo muuqday tababarka xiddigaha kooxdiisu ay ku qaadanayeen xarunta tababarka ee Carrington training base.

Laacibkan reer Ivory Coast ee Bailly ayaa kooxdiisa dhaawac kaga maqnaa tan iyo kulankii ay guusha ka gaareen Crystal Palace ee Premier League.

Xiddigo badan oo ay ku jireen Juan Mata, Ander Herrera, Marcos Rojo, David de Gea, Marouane Fellaini, Paul Pogba iyo kuwo kale ayaa maanta ka mid ahaa xiddigihii ka qeyb qaatay tababarka kooxda Man United.

Kulamada ku soo aadan Man United ee Premier League hoos ka eeg:-

Dec 26 v Sunderland (home)

Dec 31 v Middlesbrough (home)

Jan 2 v West Ham (away)

Jan 15 v Liverpool (home)

Jan 21 v Stoke City (away)

SAWIRRO:

man1

man2

man3

man4

man5

man6

man7

man8

man9

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close