Barcelona oo nus darsan goolal ka badan dusha u saartay kooxda Hercules, xilli saddexleey uu saxiixay  Arda Turan… + SAWIRRO

(Barcelona) 22 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa 7-0 kaga badisay naadiga Hercules lugta labaad ee wareegga 32-ka kooxood ee Copa del Rey, iyadoo Arda Turan uu saddexleey saxiixay kulankan.

Todobada gool oo ay Barcelona ku xaaqday Hercules ayaa kulankan waxaa kala dhaliyey  37’daqiiqo Lucas Digne, 45′ Ivan Rakitic, 50′ Rafinha, 55′ Arda Turan, 73′ Francisco Alcacer, 86′ Arda Turan iyo 89’daqiiqo Arda Turan.

Kooxda martida loo ahaa kulankan ee Barcelona ayaa ku adkaatay 7-0, waxaana ay cel-celis ahayn ay Barcelona ku badisay 8-1, maadaama kulankii hore ee labadan kooxood horay u dhexmaray uu ku soo dhammaaday barbaro 1-1.

SAWIRRO:

c0o3hzbxaau8-wy

c0o14tpucaa8ch_

c0o088mweae16la

c0oeprnxaaawvkk

c0ohsrzxgaqj88u

c0pddnrxgai54d3

c0pgj1axaaa94m2

c0phsgmxeau52gw

c0pmrezxgaako1l

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close