Day: December 21, 2016
-
Bannaanka Garoonka
Henrikh Mkhitaryan oo markii lixaad ee isku xigta loo doortay xidigga sanadka waddankiisa Armenia
(Yerevan) 22 Dis 2016 – Xiriirka kubadda cagta Armenia ayaa shaaciyay in Kabtanka xulka qaranka dalkaasi ee khadka dhexe uga…
Read More » -
Barcelona oo nus darsan goolal ka badan dusha u saartay kooxda Hercules, xilli saddexleey uu saxiixay Arda Turan… + SAWIRRO
(Barcelona) 22 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa 7-0 kaga badisay naadiga Hercules lugta labaad ee wareegga 32-ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Qof axmaq ah unbaa lacag iskaga khasaariya Luiz Adriano” – Dimitri Seluk
(Milano) 22 Dis 2016 – Dimitri Seluk, oo ah wakiilka Yaya Toure, ayaa sheegay “in axmaq uun” uu iibsan lahaa…
Read More » -
Horyaallada
Inter Milan oo guul wayn ka gaartay naadiga Lazio, xilli labo gool uu dhaliyey Mauro Icardi… + SAWIRRO
(Milano) 22 Dis 2016 – Kooxda Inter Milan ayaa 3-0 uga adkaatay naadiga Lazio oo ay soo dhowaysay kulan ka…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Bayern Munich vs RasenBallsport Leipzig 3-0
Bayern Munich vs RasenBallsport Leipzig 3-0 Gool FM
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo hoggaanka u qabatay horyaalka Bundesliga, kaddib markii ay dardartay kooxda RasenBallsport Leipzig oo kaarka cas laga qaatay… + SAWIRRO
(Munich) 22 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa hoggaanka u qabatay horyaalka Bundesliga Jarmalka, markii ay 3-0…
Read More » -
England
SAWIRRO: Eric Bailly oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Manchester United
(Manchester) 21 Dis 2016 – Difaaca Manchester United ee Eric Bailly ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa, waxaana uu…
Read More » -
Italy
“Diyaar ayaan u nahay in AC.Milan aan ku garaacno Super Cup-ka” – Giorgio Chiellini
(Doha) 21 Dis 2016 Daafaca kooxda Juventus ee Giorgio Chiellini ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay wajihi doonto jimcaha kooxda…
Read More » -
Italy
Juve oo 10-ka maalmood ee soo aaddan lasoo wareegaysa Axel Witsel
(Torino) 21 Dis 2016 – Juventus ayaa ku tala jirta inay heshiis rasmi ah la gaarto laacibka khadka dhexe ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo iyo Cristiano Jr oo dayuurad gaar ah ugu duulay Portugal
(Europe) 21 Dis 2016. Sanadkan waxa uu Ronaldo u ahaa mid heer sare ah, wuxuu Real Madrid kula guuleystay Champions…
Read More »