Juventus oo magacowday xiddigaha ay kala hor tageyso AC Milan koobka Supercoppa

juvee

(Torino) 20 Dis 2016.  Tababare Massimiliano Allegri ayaa magacaabay 24-ka xiddig ee uga qeyb qaadaneysa Supercoppa Italiana.

Marwada duqda ah ayaa shaxdeeda ku soo dartay da’yarta Luca Coccolo iyo Mattias Andersson, xilli ay jimcaha magaalada Doha kula ciyaari doonaan naadiga AC Milan.

24-ka laacib ee la magacaabay ayaa kala ah:

Buffon, Chiellini, Benatia, Pjanic, Khedira, Cuadrado, Marchisio, Higuain, Hernanes, Alex Sandro, Barzagli, Mandzukic, Lemina, Pjaca, Dybala, Asamoah, Rugani, Neto, Lichtsteiner, Sturaro, Audero, Evra, Coccolo, Andersson.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close