Conte oo qishay in Chelsea saxiixyo cusub qorsheneyso

antonio-conte-cropped_1r19jl2n08oos127pb7hbz36xq

(London) 20 Dis 2016. Tababbaraha Chelsea, Antonio Conte ayaa qishay in hogaamiyeyaasha ay bisha Janaayo dhaq dhaqaaqyo ganacsi sameyn doonaan.

N’Golo Kante, Michy Batshuayi, Marcos Alonso and David Luiz waxa ay ku soo wada biireen kahor ololahan 2016-17, laakiin Oscar ayaa u muuqda mid u socda China, Conte waxa uu diyaar u yahay in uu dib suuqa ugu laabto si uu u xoojiyo rajada Blues

“Waa in aan aad ugu riyaaqnaa guulaha aa hada gaarnay, laakiin waxaa waaqici ah aan u raadiyo kooxdeyda xal si aan boos wanaagsan gaba gabada xilli ciyaareedka u galno,” ayuu yiri Conte.

“Garan maayo waxa dhacaya Janaayo laakiin xaaladan waa muhiim in aan la hadlo kooxdeyda. Xiriir cajiib ah ayaan leenahay.

“Aragtideyda ayaan leeyahay, laakiin waxaan door bidayaa in aan kala shooro kooxda.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close